Booliska Somaliland oo caawa toogasho ku dilay Wiil soo xirtay calanka Somalia

Ciidanka Booliska Somailand ee ilaalada ka ah Jaamacada Camuud ee Magaalada Boorame ayaa caawa toogasho ku dilay wiil ka mid ahaa ardayda wax ka barata Jaamacadaas. Toogashada ayaa timid ka dib markii ay isaf-gaareen wiilkan oo lebisnaa dhar laga sameeyey calanka Somalia iyo askariga wax dilay sida ay sheegayaan dad goob joogayaal ah. Wararka ayaa … Continue reading Booliska Somaliland oo caawa toogasho ku dilay Wiil soo xirtay calanka Somalia